Community post
BREAKING NEWS
Deg Deg , Wasiir ku xigeenkii Waxbarashada Somaliland Dr. Maxamuud Yuusuf Cilmi oo ay isku deegan ka soo jeedan Madaxweyne Muuse Biixi ayaa hada iscasilay waxaanu sheegay in Musharax Cirro dhisayo waxaanu yidhi,
“Markaan arkay xaalada dalku ku jiro waxaan go’aan saday in aan is iscasilo isla markaasina aan dhiso Cirro.”

Posted using ThiagoRe.com
Replies (0)
Conversation
No replies yet
Replies will appear here as people join the conversation.